Meny

Somaliska - Liiska hawlaha firfircoonida – dadka ku cusub wadanka

Isniin

Svenska kyrkan:

Waa maxay: Luuqad korodhsi iyo qaxweyn (språkcafé). Adiga doonaya inaad barato luuqada swedhishka, ka mid noqdo bulshada sweden iyo inaad la kulanto dadka kale.

Goorma: 13:00-15:00

Halkee: Arken, Drottninggatan 24

Qofkee iman kara: Dhamaantiin soo dhawaada!

Lyse Gymnastikförening

Waa maxay: Guriga dibadiisa ayaan ku jimicsanayanaa si wadajir ah FUB (ururka u shaqeeya caruurta, dhalinyarada iyo dadka waaweyn ee qaba naafo dhanka maskaxda, naafada korniinka iyo jidhka). Lysekil gudihiisa waxay bilaabmaysaa 30 maj. Hadii uu roob da`ayo waa la baajinayaa.

Goorma: 18:00-19:30

Halkee: Ålevik

Qofkee iman kara: Dhamaantiin soo dhawaada!

Familjens hus

Waa maxay: Goob ay ku kulmaan waalidiinta iyo caruurtooda jira 0–10 sano una fiican caruurta, deegaan waafaqsan habka wax ababinta iyo waxbarida. Suurtagal ah inaad si wadajir ah ula xidhiidhto qoysaska kale. Waxyaabaha kale ee ka jira waa ciyaarta caruurta, heeso ilmaha loo heesayo ama kaligood heesayaan, sheekooyin caruurta loogu talo galay.

Goorma: 13:00 – 16:00

Halkee: Badhusberget 7 B

Qofkee iman kara: Waalidiinta iyo caruurtooda jira 0–10 sano ee ka yimid Ukraina. Dadka nasoo booqanaya waxay nasoo booqan karaan xiliyada kale ee caadiga ah een furan nahay.

Talaada:

Studieförbundet Vuxenskolan:

Waa maxay: Farsamo gacmeed, luuqad korodhsi iyo qaxweyn (språkcafé).

Goorma: 17:00-18:30

Halkee: Kungsgatan 41 qolka hey`ada tacliinta dadka waaweyn. (Studieförbundet Vuxenskolans lokal). Bilaabmaysa 3 maj.

Qofkee iman kara: Waxa loogu tala galay kuwa doonaya inay gacmaha wax ku sameeyaan isla markaana inagu waan wada hadlaynaa waxaanan baranaynaa luuqada swedishka.

Arbacada:

Studieförbundet Vuxenskolan:

Waa maxay: Inagu waxaan ciyaareynaa ciyaar, waxaan tababar ku sameynaynaa luuqada swedhishka ah iyo inaan qaxweeno. Waxaa hawlaha idinkala qaybqaadanaya koox da` weyn oo magacoodu yahay Wadajir/ Si wada jir ah.

Goorma: 10:00-12:00. Bilaabmaysa 4 maj

Halkee: Kungsgatan 59

Qofkee iman kara: Dadka waaweyn

ABF:

Waa maxay: Luuqad korodhsi iyo qaxweyn. (språkcafé). Adiga doonaya inuu barto luuqada swedhishka, ka mid noqdo bulshada sweden iyo inaad la kulanto dadka kale.

Goorma: 14:00-16:00. Bilaabmaysa 4 maj.

Halkee: Rorkulten, Drottninggatan 4

Qofkee iman kara: Dhamaantiin soo dhawaada!

ABF:

Waa maxay: Kulanka macluumaadka hawlaha ku saabsan cunto karinta iyo beerista.

Goorma: Arbacada 4 maj saacada 16:30

Halkee: Rorkulten, Drottninggatan 4

Qofkee iman kara: Dhamaantiin soo dhawaada!

Khamiis:

Studieförbundet Vuxenskolan

Waa maxay: Farsamo gacmeed, hawlo yar-yar oo kale, luuqad korodhsi iyo qaxweyn (språkcafé).

Goorma: 17:00-18:30. Bilaabmaysa 5 maj.

Halkee: Kungsgatan 41 Qolka Hey`ada tacliinta dadka waaweyn (Studieförbundet Vuxenskolans lokal).

Qofkee iman kara: Dhamaantiin soo dhawaada!

Familjens hus

Waa maxay: Goob ay ku kulmaan waalidiinta iyo caruurtooda jira 0–10 sano una fiican caruurta, deegaan waafaqsan habka wax ababinta iyo waxbarida. Suurtagal ah inaad si wadajir ah ula xidhiidhto qoysaska kale. Waxyaabaha kale ee ka jira waa ciyaarta caruurta, heeso ilmaha loo heesayo ama kaligood heesayaan, sheekooyin caruurta loogu talo galay.

Goorma: 13:00 – 16:00

Halkee: Badhusberget 7 B

Qofkee iman kara: Waalidiinta iyo caruurtooda jira 0–10 sano ee ka yimid Ukraina. Dadka nasoo booqanaya waxay nasoo booqan karaan xiliyada kale ee caadiga ah een furan nahay.

Jimace:

Studieförbundet Vuxenskolan

Waa maxay: Luuqad korodhsi iyo qaxweyn (språkcafé) ciyaar iyo hawlo yar-yar

Goorma: 10:00-12:00. Bilaabmaysa 6 maj.

Halkee: Kungsgatan 41 Qolka Hey`ada tacliinta dadka waaweyn (Studieförbundet Vuxenskolans lokal).

Qofkee iman kara: Hooyooyinka iyo caruurta

Har du frågor eller funderingar?

Du är alltid välkommen att kontakta oss.

Kontaktcenter Lysekils kommun
Telefon: 0523-61 30 00
E-post: kontaktcenter@lysekil.se