Translate site

Translate

Meny

Telefonlinje om corona på flera språk

خط هاتف حول كورونا بعدة لغات. Khadka telefoon cusub ee warbixinta Coronavirus. 08-123 680 00.

Nu finns en telefonlinje som bemannas av hälso- och sjukvårdspersonal som talar arabiska, persiska, somaliska, amarinja/tigrinja och ryska. Hit kan du ringa för att få svar på frågor om coronaviruset, på ditt eget språk.

Telefonnumret är 08-123 680 00

خط هاتف حول كورونا بعدة لغات

الآن يوجد خط هاتف يُعد (يعمل) به أخصائيون في الرعاية الصحية يتحدثون العربية والفارسية والصومالية وأمارينيا / التغرينية والروسية. هنا يمكنك الاتصال للحصول على إجابات بلغتك على الأسئلة حول فيروس كورونا

رقم الهاتف

00 680 08-123

والخط متاح أيام العمل الساعة. 09.00-12.00 و 13.00-15.00

يرّحب بالمتصل بمقدمة موجزة باللغة الإنجليزية ، تليها مقدمة أطول باللغة العربية. ثم يحدد الشخص اللغة المطلوبة عن طريق اختيار الزر. عندما يكون الهاتف مغلقا يتم الإعلان عن ساعات العمل باللغتين الإنجليزية والعربية ، مع الإشارة إلى 1177 و 112.

خط الهاتف ليس لإعطاء نصيحة طبية ولكنه يقدم إجابات على أسئلة ذات طبيعة عامة مثل

ما هو كورونا؟ • كيف يعدي؟ • كيف تحمي نفسك؟ • لماذا يوصى بالعمل من المنزل إن أمكن؟ • كيفية منع العدوى؟ • لماذا يجب أن لا تزور جدتك؟ • هل هناك أي علاجات ضد الكورونا؟ • أين تتوفر المعلومات بلغات مختلفة؟

Khadka telefoon cusub ee warbixinta Coronavirus

Waxaa hadda jira khad taleefoon oo ay xoojinayaan shaqaalaha daryeelka caafimaadka (hälso- och sjukvårdspersonal) kuna hadlaya af carabi, af iiraan, soomaali, amarinja/tigree iyo af ruush. Khadkaan ayaad soo garaaci kartaa si aad jawaab ugu heshid su`aalaha ku saabsan karoono-fayruska, luqadaadana aad ku heleysid.

Khadka telefoonka lambarkiisu waa: 08-123 680 00 khadkuna wuxuu furanyahay maalmaha shaqada inta u dhaxeysa 09:00–12:00 iyo 13:00–15:00

Qofka khadkan soo garaaca cod ingiriis ah oo uu dabasocdo mid carabi ah ayuu maqlayaa kadib ayuu luqadda uu rabo dooran karaa. Marka khadka telefoonka waqtiisu xiran yahay waxaa ku duuban farriin luqadaha ingiriiska iyo carabiga ku hadlaya waqtiyada khadku furan yahay, kuuna tilmaamaysa 1177 iyo 112.

Khadka telefoonkan maaha mid lagu bixiyo talo caafimaad ee wuxuu idinku caawin doonaa inuu jawaab ka bixiyo su`aalaha guud sida:

  • Waa maxay Coronavirus?
  • Sidee layskugu gudbiyaa?
  • Sidee layskaga ilaaliyaa?
  • Maxaa lays kugula talinayaa in guryaha la joogo ama guriga shaqada lagu qabto hadday macquul tahay?
  • Sidee fiditaankiisa looga hortegi karaa?
  • Maxay u fiicnayn in la booqdo ayeeyo?
  • Wax dawo ah ma leeyahay Coronavirus?
  • Macluumaad iyo war luqado kala duwan ah xagee laga heli karaa?